WAREYSI: Maxaa Hor-taagan ka Faa’ideysiga kheyraadka Soomaaliya ?

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Dowladda Soomaaliya Dr. C/rixmaan Abdi Xaashi, ayaa ka warbixiyay Kheyraadka Dalka iyo Waxyaabaha hor-taagan in Soomaalidu ay ka faa’ideysato.