Muqdisho: Ciidanka Dowladda oo xir-xiray Wariyayaal

Ciidamada Booliska Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xiray Weriyayaal warbaahinta Muqdisho ka howlgala kuwaas oo baahinayey dad shacab ah oo isu soobax sameynayey .

Dadka shacabka ah ayaa la sheegay inay ka cabanayeen Lacago lagu kordhiyay Gadiidka Dadweynaha ee Muqdisho

Wixii ku soo kordha la soco.