Video:-Muxuu ku salaysnaa kormeerka Baar-sanguuni Ee M.Sayid ?

Madaxweyne Kuxigeenka 1-Aad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,ayaa ka warbixiyay kormeer uu galinkii danbe ee shalay ku tagay deegaanada dhaca Waqooyiga degmada Kismaayo sida Buula-Guduud,Yoontay iyo Baarsanguuni,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkanka daawo muuqaalka