Video:-Waxgaradka Mudug Oo ku baaqay in aan caasimada lakala sheegan

Garowe waa caasimada Puntland oo loo siman yahay cdi gaar ulehna aysan jirin”ayay yiraahdeen waxgarad markooda gaalkacyo ka hadlay kadib kuwii shalay ka hadlay Garowe.

Waxgaradka Mudug ka hadlay waxay canbaareeyeen Maamulka Gobolka Nugaal iyo Odoyaasha sida gaarka ah usheegtay caasimada kuan hanjabay in ay ka saraayaan cidii ana taageersanayn Madaxweyne Deni,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka