Xildhibaan Dhaashane “Puntland ma aha sida Koonfur Galbeed iyo Galmudug”+VIDEO

Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane, oo kamid ah Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Puntland, Shaqooyinka Baarlamaanka hor-yaalla iyo Khudadii uu Baarlamaanka ka hor-jeediyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.