Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiru-dowle cusub

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in isaga oo tixgelinaya Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo uu u magacaabay Cabdifataax Nuur Axmed (Ashkir), Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska,