Video:-Ardayda jaamacadaha Gaalkacyo oo gurmad xoog leh udiray Beledweyne

Gurmadka Baladweyne ayaa wali ka socda magaalada Gaalkacyo, ardayda Jaamacadaha,yaa ka qayb qaadanaya Gurmadka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka