Xildhibaan Kuluc: DFS ha cadeyso habka loo galayo Doorashada Dalka+VIDEO

Xildhibaan Axmed Kuluc oo kamid ah Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland ayaa ka hadlay xaalada Guud ee Soomaaliya, isagoona Dowladda Federaalka ugu baaqay inay cadeyso habka loo galayo Doorashada Dalka.