Goormee dhacaysa Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland ?+VIDEO

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa saaka xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyahii Barlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-dareed, 53 Xildhibaan oo fadhiga soo xaadiray ayaa 49 Mudane u codeeyeen xil ka qaadista Gudoomiyaha barlamaanka, halka 4 xildhibaana ay ka aamuseen.

Khamiista 14-ka Bishan ayaa la shaaciyay iney dhacayso Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Puntland.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanaka ayaana ku dhawaaqay Xubnaha Guddiga Doorashada oo ka kooban.