Sidee u dhacday xil ka qaadista Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland ?+VIDEO

Barlmaanka Puntland ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyahii Barlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-dareed 49 mudane ayaa u codeeyey xil ka qaadista Gudoomiyaha barlamaanka 4xildhibaana waa ka aamuseen 53 xubnood ee koramka manta fadhiday .