Xildhibaan Dhaashane “Puntland waxaan ku difaacaynaa hab Siyaasi iyo hab Ciidan”+VIDEO

Xildhibaan C/qani Faarax Dhaashane oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa taageeray Go’aankii maanta ee Baarlamanku ay xilka kaga qaadeen Guddoomiye Dhoobo-daareed.