Habraaca Doorashada Gudooomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lasoo saaray+Akhriso

Habraaca doorashada Gudooomiyaha golaha wakiillada dowladda Puntland oo maalinta Khamiista ah ee taariikhdu ku beegan tahay 14-Nov-2019 ka dhici doonta xarunta golaha ee magaaladda Garoowe.