Ciidamo uruqaansaday Gobolka Bari Ee Puntland

Hal urur oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa saakay u dhaqaaqay dhanka Gobolka Bari.

Ciidamadan waxay qayb ka noqonayaan oo lagu xoojinayaa sida warku igu soo gaaray hawlgalo ka socoday Gobolkaas.waxayna wataan Gaadiid dagaal oo tira badan.

Amaanka Gobolka Bari iyo kan gaar ahaaneed ee Bosaso waxaa laga dareemayaa isbadal wanaagsan,waxayna Xukuumadu galisay dhaqaale iyo Ciidan far badan.