Jaamacadaha Maakhir iyo North Central University oo la mataaneeyay+VIDEO

Jaamacadda Maakhir oo kutaal Magaalada Baran ee xarunta Gobalka Sanaag ayaa lala mataaneeyey Jaamacadda North Central University