LIVE: Wareega labaad ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo loo gudbay

Wareega Labaad ee doorashada ayaa loo gudbay waxaana u gudbay xildhibaan Cabdirshiid Yusuf jibriil oo heley 34 & Xildhibaan Cabdi Jamaal oo heley 17 cod.