Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa haatan ka bilaabatay xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Garoowe, iyadoona ay ku tartamayaan Saddex Musharrax oo kala ah;
Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed,
Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Dhahar)
Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.