Xildhibaan Dhaashane: Puntland maanta waxaan ka difaacnay kooxda Dumis iyo Dilaal+VIDEO

Xildhibaan Cabdiqani Faarax (Dhaashane ) ayaa ka hadlay Doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Mudane C/rashiid Yuusuf Jibriil.

”Puntland Maanta waxay heshay Madax wada shaqeysa. Waxaan Fariin Cad u dirayaa kooxda Dumis iyo Dilaal ee ka shaqeeya wax bur-burinta” ayuu yiri Xildhibaan Dhaashane.