Video:-Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada Puntland

Guddoomiyaha Deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari, Maxamed Geeddi Saalax,ayaa ka warbixiyay dagaal culus oo saaka ciidamada difaac Puntland iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ku dhexmaray nawaaxiga degaankaasi Af-Urur.

Taliyaha ciidanka difaaca Dowladda Puntland ee aagga Af-urur Maxamuud Maxamed Cismaan (Aarsade),ayaa sheegay in dagaalkaasi Al-shabaab looga  dilay ilaa 5 xubnood,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka