Video:-Muuse Biixi oo Eedeeyey Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyey Dawladda Federaalka Somalia inay ka danbeyso qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Puntland iyo Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka