VIDEO: Maxaa sababay Kororka Miisaaniyadda Puntland ee 2020-ka ?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, oo maanta hor-geeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka oo gaareysa USD 346,416,158.99 Milyan, ayaa si faah-faahsan uga hadlay sababta keentay Kororka Miisaaniyadda Puntland ee 2020-ka.