Wasiirada iyo Xildhibaanada Puntland Oo mushaarkii loo kordhiyay

Laga bilaabo Janaayo 2020 Wasiirada Dowlada Puntland waxay mushahaar ahaan uqaadan doonaan 3000 oo dolar.

Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Puntland waxay msuhaahar ahaan uqaadan doonaan laga bilaabo janaayo 2020 Xildhibaan walba lacag gaaraysa 2500 oo dolar.

Mushahaar Korhdintan waxay noqonaysaa mid laba jibaaran markii loo eego kii ay horay uqaadan jireen.

Markii labaad ayay noqonaysaa ee loo siyaadiyo mushaarka Wasiirada 210-kii sano ee ay jirtay Puntland.