Xil. Fiqi: Farmaajo wuxuu garowsiiyo ka bixiyay Xanibaadii Madaxweynayaashii bore+VIDEO

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ah Xog-hayaha Madasha Xisbiyadda Qaranka kana hadlayay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo raalli-gelin ka siiyay Madaxweynayaashii hore xanijaabdii lagu sameeyay xilliyadii ay u safrayeen Magaalooyinka Kismaayo iyo Beledweyne.