LIVE: Amb. Maxamed Cabdi Afey oo marti ku ah Madasha PDRC Telks ee Garoowe

Xarunta Hay’adda Puntland Development Research Center-PDRC, waxaa ka socda madasha PDRC Talks, oo looga hadlayo ‘U-hellidda xal waara arrimaha Qaxootiga iyo Dadka Soo laabanaya ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika’, waxaana marti ku ah Amb. Maxamed Cabdi Afey oo ah Madaxa  Hey’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR.