Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Qunsulka Itoobiya+Sawirro

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Abwaan Abdirishiid Yuusuf Jibriil oo Maanta Xaafiska ku qaabiley Qunsulka Dowladda Ethiopia u Fadhiya Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay

Guddoomiye C/rashiid iyo Qunsulka Itoobiya ayaa Kulankooda uga Hadlay Dar-dargelinta iyo Wadashaqaynta labadda Dowladood ka dhexaysa Haday Tahay mid Darisnimo, mid dhaqan, mid Ganacsi iyo mid Amniba.

Puntland iyo Ethiopia waxaa ka dhexeeye Xiriir wanaagsan oo Dhinacyada Waxbarashada iyo Ganasiga uu ugu weyn yahay