Video:-Baarlamaanka Puntland Oo yeeray Gudigii dhismaha Wadada Ceel-daahir-Ceerigaabo

Barlamanka Dawladda Puntland ayaa Maanta la xisaabtamay masuuliyiinta Wasaradda Howlaha Guud, Hay’adda Waddooyinka iyo Guddiga Gacanta ku haya dhismaha Waddada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka