Video:-Hoos Udhac ku yimid shilalka Gawaarida Ee Puntland

Puntland, waxaa hoos u dhac ku yimid shilalka gaadiidka sanadkan 2019-ka, waxaana taas sababay wacyi gelin iyo dedaallo shuruucda waddo marista iyo laysin-ka gaari waddida lagu ilaalinayo oo ay samaysay laanta ilaalada waddooyinka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka