Video:-Maxkamada Mudug Oo Xukuno ku riday Rag maandooriyayaal lagu qabtay

Maxkamadda koowaad ee magaalada Gaalkacyo oo xukunno ku riddey rag lagu qabtay maan-dooriyaha khamriga, waxana maxkamaddu sidoo kale xukuntay in meel fagaare ah lagu bur-buriyo maan-dooriyaha xukumanayaasha lagu soo qabtay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka