Axmed Madoobe iyo Seeraar oo wada hadal uga furmay Kenya

Wararka ayaa sheegaya in magaalada Nairobi uu ka socdo dadaalo la doonayo in la isugu keeno, laguna wada hadal siiyo Mr Seeraar iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Dadaalada, ayaa socday todobaadyadii u dambeeyay, waxaa la sheegayaa in Ganacsato iyo siyaasiyiin labada dhinac ku heyb ah ay ka shaqeeyeen sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Axmed Madoobe iyo C/naasir Seeraar.

Seeraar muhiim buu u yahay nidaamka Jubaland,isagoo ka mid ahaa hogaamiyayaashii usoo halgamay hirgalintiisa.

Lasoco wararkayaga danbe