Video:-Beesha Xeer-ilaaliyihii xilka laga qaaday oo Dowlada eedaysay

Odayaal iyo Waxgarad ku beel ah Xeer ilaaliyihii Qaranka ee xilka laga qaaday oo Dowladda ku eedeeyay in ay baal martay nidaamka Awood qeybsiga iyo Xilalkii ay ku lahaayeen hey’adaha Dowladda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka