Lama Magase Oo ka hor yimid damacii Abiy

Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Ahna Gudoomiye Kuxigeenka ODP Lama,ayaa Sheegay inuu Kasoo Horjeedo Dhsimaha Xisbiga Cusub Ee PP iyo aragtida MEDEMER Ee PM Abiyi Ahmed.

Lema magasa oo waraysi VOA siinayay,ayaa sheegay in u xubnaha gudiga fulinta EPRDF pu sheegay in dhismaha xisbi midaynaya asxaabta dalka aysan arin sax ah⁹yn.hadii ay sax ahaanlahyd Xiitana aan la jogiin Wakhtigii ku haboona.

Hadalka lema Megersa ayaa dhabarjab ku noqon karaa siyaasada PM Abiy Ahmed, maadaama uu Lema ka mid ahaa shaqsiyadkii horseeday isbadalada dalka Ethiopia. islamarkasina gudaha deeganka Oromiya kuleeh taageero aad u badan.