Sawir bahdil ku ah Qaranimada Somaliya

Waa sawir hadlaya oo muujinaya sida Abiye uga biyo diidsan yahay siyaasada foosha xun ee Farmaajo.

Abiye sida sawirka tilmaamayo hadaba xogaha hoosena ay sheegayaan wax badan,ayuu ku diiday Farmaajo.

Dad badan oo Wadaniyad kablakac ah ku taageeray Farmaajo,ayuu sawirkan ku yahay falaar Wadnaha ka abaartay.

Madaxweyne Somaliyed oo ka baryaya Ra”isalwasaare Itoobiya in uu ucaburiyo dadkiisa.