Video:-Xaawo Aadan Camey Oo ku guulaystay bilad sare

Mama Xaawo Aden Maxamed, madaxa Xarunta Waxbarasha, Nabada iyo Horumarinta Gaalkacyo (GECPD) ayaa ku guuleysatay Bilada Baraha Sannadka 2019 ee ay bixiso TRT World Citizen.

Waxay ay ku mutaysatay 20 sano in ka badan oo ay ka shaqeynaysay waxbarista Gabdhaha Soomaaliyeed, dadka laga tirada badanyahay, iyo barakacayaasha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka