Video:-Maxaa kala socotaa Mashruuca Garowe-da cusub?

Masuuliyiin ka Tirsan Golayaasha Dawladda Puntland ayaa Ka Qaybgalay Munaasabad ay Shirkadda Amal ay Ku Dhagax dhigaysay Dhismaha 2000 oo Guryo ay Ka Hirgalinayso Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2684997031581059&id=1347891271958315