Video:-Wax badan ka ogow dooda taagan Ee Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

Guddigii uu Baarlamaanka Puntland u yeeray oo wax ka su’aalay xaalka iyo maaliyadda Jidka ma ka jawaabeen su’aalihii Xildhibaanada.

Wax se ma laga weydiiyey hadal-heynta shacabka?

Xildhibaanada Baarlamaanka ma hor dhigeen Guddiga isweydiimihii shacabka?

Kaga bogo taxanaha warbixinta oo mar kale warbaahinta Daljir ay ka soo diyaarisay wadada CEELDAAHIR-CEERIGAABO.

Halkan ka daawo muuqaalka