Video:Dhabancad Oo ka waramay socdaalkiisii Kenya Ee mudada qaatay

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka soo laabtay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Kenya,ayaa ka warbixiyay shirar uu dalkaasi kula qaatay Hay’addo caalamiya.

Halkan ka daawo muuqaalka