Video:-Axmed Karaash Oo dalacsiiyay Sarkaalkii Uu haleelay Cudurka AIDS-ka

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo dalacsiiyay Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garowe oo kamid ah dadka la Noolaa Cudurka HIV Aids-ka.

Taliye Bashiir,ayuu xanuunkan ku dhacay sanadkii 2016 kadib markii uu sheegay iney si ku talagal ah u qaadsiisay Xaas uu guursaday oo la nooleyd Xanuunkan, laakiin hadda uu cafiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka