Maraykanka Oo si dhow ula socda doorashada Galmudug

Amb Yamamoto & @US2SOMALIA team discussed needing transparent, inclusive electoral process in Galmudug w/ @kamalgutale @Odowaa. Strong gov’t institutions = more resiliency in dealing w/ humanitarian crises, defeating terrorism & creating a peaceful, stable, & prosperous #Somalia.

Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa war qoraal ah oo ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka waxay ku sheegtay in ay la kulantay musharaxiinta doorashada Galmudug Ksmaal Guutaale iyo Cabdiraxmaan Odowaa.

Waxay kawada hadleen geedi socodka doorashada Galmudug oo ay tahay in ay mid daahfuran,ayaa laguvyiri woraalka.

Dowlada Maraykanka waxay si dhow ula socotaa hanaanka doorasho ee Galmudug,iyadoo cadaadis ku saaraysa Dowlada in ay noqoto mid madax banaan.

Jibril Qoobey.