Video:-Booliska Bosaso Oo hawlgal xoog leh fuliyay

Hawlgalkan waxaa iska kaashaday Laamaha amaanka ee kala duwan,waxayna kusoo heleen Hub iyo Ragii watay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan ka daawo muuqaalka