Video:-Puntland Oo beenisay in Ciidan ka goostay

Taliyaha Qaybta 26-aad Ee Ciidanka Daraawiishta Dawladda Puntland S/ Guuto Maxamuud Maxamed Axmed ( Gubadle ) oo shir Jaraa,id ku qabtay Garowe,ayaa sheegay in Been abuur ay tahay In Ciidamo Puntland ka tirsan ay isku dhiibeen Maamulka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2692138304200265&id=1347891271958315