Video:-Tababar loo furay Maxaabiista Xabsiga Gaalkacyo

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug oo ay weheliyaan taliyaha xabsiga iyo xeer-ilaalinta Gobolka,ayaa xabsiga dhexe ee Gaalkacyo tababar uga furay maxaabiista xabsiga oo la barayo farsamada gacanta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2692050494209046&id=1347891271958315