Video:-Halkee marayaa Tirikoobka shaqaalaha Puntland

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Cayaaraha Dowladda Puntland,ayaa Sheegay In Tirakoobka Shaqaalaha Uu Meel Wanaagsan Marayo Maalintii Labaadna ay Shaqada Kawadaan Magaalada Boosaaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2693596460721116&id=1347891271958315