Gudoomiye Jibril Oo ka warbixiyay Xeerar Baarlamaanku ansixiyay

Waxaan maanta shir Guddoomiyey Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.

Sida uu dhigayo Qodaka 70-aad farqadiisa 1-aad ee Dastuurka Dowladda Puntland ayaa fadhiga maanta Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland qodod qodob uga doodeen uguna codeeyeen Hindise xeereedka Forensic Science ka.

Xeerka oo Ka kooban 28 qodob ayaa maanta Golahu ka doodeen 16 qodob oo ka mid ah, halka dib loogu balamay in La dhamaystiro doodiisa maalinta Sabtida oo taariikhdu tahay ( December 07, 2019), Haddii EEBBE idmo.