Video:-Cawad iyo Swan Oo kulmay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd kula kulmay Muqdisho, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swan.

Wasiirka cawad iyo James Swan ayaa kulanka waxa ay uga wadahadleen xaaladaha siyaasadda, ammaanka iyo bani’aadannimada ee dalka iyo howlaha qaran ee waajib ay tahay in la fuliyo inta lagu gudajiro xilliga nagu soo fool leh,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka