Doon ku degtay Badda Udhaxaysa Yemen iyo Somaliya

Dooni urarnayd Ganacasato Reer Puntland,ayaa Ku Degtay, Badda u dhaxaysa Yemen Iyo Somaliya.

Xoolaha Doonta Saarnaa,waxaa lagu Qiyaasay in ay dhamayd lacag 1 Million Dollar Sida ganacsatada ay urarnayd usheegeen dad xpg ogaal ah.

Jibril Qoobey.