Video:-Jawaari Oo si faahfaahsan uga hadlay sharciga Doorashada

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo si qota dheer uga hadlay sharciga Doorashooyinka Qaranka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka