Geela Xasan Shire Oo gurmad Ciidan helay

Geela Xasan Shire Abgaal waxaa loo amray 300-askari oo Daraawiishta ka mid ah.

Halka guud ahaan Gobolada ay ka taagan tahay xaalad adag oo Dad Duunyaba Biyuhu dulmareen.

Madaxweyne Deni maalinkii 17-aad,ayuu ka maqan yahay dalka.