Video:Baarlamaanka Puntland Oo ansixiyay xeerka DNA

Golaha wakiillada dowladda Puntland oo fadhi ku yeeshay xaruntooda Garowe,ayaa ansixiyay sharciga hay’adda Puntland Forensic Science,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2705550729525689&id=1347891271958315