Video:-Bosaso ay ka bilaabatay nadiifinta Biyihii Roobka

Dowlada hoose Bosaso Waxay maanta bilowday ka dhurida Biyaha Xaafadaha ay Fariisteen.

Dowlada hoose,ayaaa adeegsanayna Booyadaha Nadaafada si meelaha khatarta ah wax-Loogu Qabto,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka