Video:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo masuuliyada dagaalkii Towfiiq dusha ka saaray Dowlada Fadaraalka

Gudoomiyaha gobalka Mudug, Axmed Muuse Nuur-yare ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf ama dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo taagan, isaga oo dowladda ku eedeeyay in ay hurinayso colaada Towfiiq iyo Afbarwaaqo.

Xigasho:-Kasmaal Media

Halkan ka daawo muuqaalka