Video:-Ciidanka Madaxtooyada Puntland Oo dib uhabayan balaaran lagu sameeyay

Taliyaha ciidanka madaxtooyada dowladda Puntland Gaashaanle dhexe Barkhad Cabdullaahi Yuusuf ayaa ka warbixiyay dib u habayn lagu waday ciidanka madaxtooyada oo la soo gabagabeeyay.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka